Muuqaal Naxdin Leh - Hadadan Awoodin ha daawan dad Banan bax samaynayey Oo baabur Live Loo Jidhsinayo Kali talis Nimo Cadowsana


Gaari jiiraya dibid baxayaal careysan gooynaya wado gawaarida marta.
Maalin dhaweyd ayaa waxaa lasoo galiyay youtubka muuqaal naxdin leh .
Kadib markey isku dayeen qaar dhalan yaro ah careysan iney jaraan wado eey maraan gawaarida meel ka mid ah wadamada carabta iyadoo xaaladaas ku sugan ayaa darawal wata gaari si naxariis daro ah la soo dhex galay.

Dhalanyaradii dabadbaxeysay isla markaasna ku dhuftay mid ka mid ah .
inkastoo la cadeynin wadanka carbeed ee dhacdadaani kadhacday ayaa hadana lagu qiyaasaayaa iney tahay wadanka Baxreyn ee ka mid ah Dowladaha Khaliijka
Facebook Blogger Plugin by Bulsha.com | Get Widget