Daawo:Farxiya Kabayare oo umushay, isbitaalkana kasoo post gareysay facebook

Fannaanada Soomaaliyeed ee degan Waqooyiga Ameeriko ayaa boggeeda kusoo qortay in umushay Wiil, kaasoo ay ugu magac dartay Fannaanka Dalmar Yare oo Fannaanada ay aad isugu dhow yihiin.


Farxiya Kaba-Yare oo markii ay umushay kadib, taageerayaasheeda fariin ugu soo dirtay isbitaalka dhexdiisa saacado kadib markii ay umushay, iyadoo fariinteeda ku tiri:.

"Allxamdulilahi Rabil Caalamiina Illaah wuu ii fududeeyay waadna mahadsantihiin ducadiiina alle wuu aqbalay. Waxana alle I siiyay wiil magaciisa la yirahdo DALMAR".


Sidoo kale Fannaanada ayaa waxay kusoo qortay boggeeda: "Saaxiibkay Rumaad Dalmar Yare Official iyo Wiilkayga Dalmar Yare


Daajis Media Network
Facebook Blogger Plugin by Bulsha.com | Get Widget